Muuse Biixi oo fariimo culus u diray madaxda dowlada Somalia iyo Mucaaradka

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dowlada Somalia iyo xubnaha mucaaridka ah inay faraha kala baxaan arrimaha Somaliland, isagoo farriimona u diray shaqsiyaadka Somaliland kasoo jeeda ee xilalka ka haya DF. Biixi ayaa gef cad ku tilmaamay in madaxda iyo mucaaradka Muqdisho isku raacsan yihiin in dad Banaadir ka dhex xoogsada ay … Continue reading Muuse Biixi oo fariimo culus u diray madaxda dowlada Somalia iyo Mucaaradka